BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Ugu yaraan 12 qof oo lagu dilay duqeymo uu Mareykanka ka geystay Iiraan kuwaas oo qaarkood ku sugnaa xaflad aroos ah
Kadib weerarradii ay ciidamada Mareykanku xalay ka fuliyeen koonfurta Iran, warbaahinta Iran ayaa sheegtay in shan qof ay dhinteen, ku dhowaad 68 kalena ay ku dhaawacmeen weerar Mareykan ah oo lagu qaaday xaflad aroos oo ka socotay tuulada buuraleyda ah ee Sirik, gobolka Hormozgan.
Aargoosiga Iiraan ma u qalmaa dadkii ku dhintay duqeymaha Maraykanka uu ka geystay Koofurta Iiraan?
Warbaahinta Iiraan ayaa tebisay in aargoosi duqeymaha Maraykanka ay bilowdeyn
Wasiir aan Muslim aheyn oo dalbanaya in xajka la geeyo iyo cabsi uu wajahayo
Arrintaan waxaa ka dhashay falcelin caro, iyadoo laga dalbaday inu bixiyo raali-gelin aan shuruud laheyn.
Muxuu yahay guriga mucjisada ah ee uusan qaadin daadkii ku dhuftay Nepal?
Biyaha xoogga badan ayaa si joogto ah ugu dhacaya dhismaha, waxaana u muuqata in daqiiqad kasta ay awoodaan inay guriga laftiisa qaadaan.
Lionel Messi oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha xulka qaranka Argentina
Xiddiga kubadda cagta adduunka ee Lionel Messi ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha xulka qaranka Argentina, isagoo sheegay in go'aankaasi uu "xanuun ku hayo," balse "waqtigii uu yimid."
Waxaan u safray qaarado kala duwan si aan ula kulmo qofkii hooyaday kula kacay khiyaano jacayl. maxaan-se ogaaday?
"Uma aanan arag kuwo sidaas u xeel dheer. Uma aanan muuqan kuwo sidaas u caqli badan... Taasi aad ayay ii yaabisay."
Shanta diyaaradood ee dagaalka ee ugu xawaaraha badan dalalka Bariga Afrika
Dagaallada casriga ah, awoodda cirka laguma cabbiro oo keliya waxa cirka ka muuqda, balse sidoo kale waxaa lagu qiimeeyaa tiknoolajiyadda, xogta, shaqaalaha iyo nidaamyada ka dhiga diyaaradda mid wax-ku-ool ah marka loo baahdo.
Cayilka ma soo dedejin karaa cimrigaaga? Khubarada ayaa soo bandhigay qaabka ugu sahlan ee miisaanka lagu dhimo.
Cayilku wuxuu caalamka oo dhan ka noqday dhibaato sabab u ah cudurro halis ah oo aad u saameeyay nolosha dadka
30 sano kadib: Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu helay dilkii sanadkii 1996-dii loo geystay fanaankii Tupac Shakur
Geerida fanaankan la yiraa Tupac Shakuur ayay dad kala duwan shaki u geliyeen siyaabo kala duwan. Warar warbaahinta reer galbeedka ku faafay ayaa sidoo kale tibaaxay in Shakuur lagu arkay Soomaaliya 'dilkiisa' kadib iyada oo laga dhigayo in uu halkaas ku dhuumanayo.
Hakan Fidan: "Nidaamka caalamku waa inuu la dagaallamaa khatarta Netanyahu"
Iyadoo magaalada Istanbul ay isku mar ka socdeen kulankii ugu horreeyay ee xulafada Isbahaysiga Difaaca Maka, ayaa Israa’iil iyo Giriiggu kala saxiixdeen heshiis difaac oo qiimihiisu yahay 3 bilyan oo yuuro.
Maxay tahay sababta liiska argagixisada loogu daray saraakiisha iyo ciidanka Laftagareen?
Go'aankan ayaa loo cuskaday caddeymo la sheegay in loo helay inuu xiriir ka dhaxeeyo ciidanka Laftagreen iyo ururka al-Shabaab.
Farriintii Khamenei uu u diray dalalka Khaliijka: Waxa aan ka ognahay xaaladdiisa caafimaad
Tan iyo markii loo magacaabay Hoggaamiyaha Sare, fagaaraha si toos ah ugama soo muuqan, sidoo kalena mas’uuliyiinta Iiraan ma aysan baahin wax sawirro, codad ama muuqaallo ah oo isaga la xiriira.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.














































































