Codeynta ardayda kuleejka
Waxaad haysataa ikhtiyaarka inaad iska diiwaangeliso magaaladaada hooyo ama magaalada jaamacada.
Marka aad isdiiwaangeliso, waxaad cod ku dhiiban kartaa doorashooyinka qaran, gobol, iyo kuwa maxalli ah.