Angola
Jamhuuriyada Angola República de Angola (Boortaqiis) | |
|---|---|
|
Calanka | |
| Heesta qaranka: Angola Avante! (Af-Boortaqiis) macnaha Hore u soco Angola! | |
| Dadka | Angolan |
| Dawladda | Madaxweyne Jamhuuri |
• | José Eduardo dos Santos |
| Aasaaskii | |
| Wax soo saar (PPP) | Qiyaastii 2012 |
• Wadarta | $128.288 billion[1] (64th) |
• Qofkiiba | $6,346[1] (107th) |
• Wadarta | $118.719 billion[1] |
| Koodhka ISO 3166 | AO |
Angola oo sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Angola waa wadan ku yaala koonfurta qaarada Afrika oo koonfur xad kala leh wadanka Namibiya, dhinaca waqooyi xad kala leh Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, dhinaca bari waxu xad kala leeyahay wadanka Saambiya iyo badweeynta Atlaantik kaga taal galbeed.
Waxaa magaalo madax u ah caasimada Luanda oo dhinaca ku heeysa Badwaynta Atlantika.
Wadanka Angola wuxuu xubin ka yahay Midowga Afrika, Wadamada ku Midoobay Luuqada Bortuqiiska, Midowga Latinka iyo Ururka Horumarinta Bulshoyinka Koonfur Afrika.
Tirada shacabka wadanka Angola waxa lagu qiyaasay 18,056,072 sanadkii (2012) kuwaasi oo ka kooban qoomiyada Ovimbundu (oo ku hadla luuqada Umbundu) ineey bulshada ka yihiin 37%, qoomiyada Ambundu (oo ku hadla luuqada Kimbundu) waa 25% bulshada wadanka, halka qoomiyada Bakongo la dhaho eey 13% ka yihiin bulshada wadanka Angola. Inta soo hadhay oo ah 32% waa dadka laga tirada badan yahay (waxaana ka mid ah qoomiyadahaasi Chokwe, Ovambo, iyo Mbunda).
Xubin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waddnamha Le deggan Angola
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Brazil 400+
Spain 100+
South Africa 520+
United Kingdom 200+

Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Diinta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Inta u badan shacabka wadanka Angola waxay aaminsan yihiin diinta Kiristaanka.
Dhaqanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Juqraafiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]